Faahfaahin: Masuul ku naf waayey qarax ka dhacay duledka Magaalada Jowhar

Laba qof ayaa ku dhimatay laba kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee gobolka Sh dhexe Dadka dhintay ayaa kala ahaa Mahad Muxiidiin Calasow oo ahaa Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Jowhar iyo askari ka tirsan cidamada amniga. Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Jowhar Mukhtara Abuukar Macalin ayaa xaqiijyey geerida ku xigeenkiisa … Continue reading Faahfaahin: Masuul ku naf waayey qarax ka dhacay duledka Magaalada Jowhar